Markab lagu raray qalabkii Imaaraadka oo ka shiraacday dekeda Muqdisho (Daawo Sawirro)

Markab laga leeyahay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa dekeda Muqdisho ka shiraacday maanta kadib markii la saaray qalab milatari oo ay leeyihiin ciidamada Imaaraadka ee tababarada siin jiray ciidamada  dowlada. Qalabka markabkan lagu raray ayaa waxaa ka mid ahaa, gaadiid dagaal iyo kuwo caadi ah, kontaynaro iyo agab kale oo laga soo qaaday xerada Jen. … Continue reading Markab lagu raray qalabkii Imaaraadka oo ka shiraacday dekeda Muqdisho (Daawo Sawirro)